
Maalintii uu qofnimo baxay ama la qofnimo saaray ee u horraysay waxa loo magacaabay jago wasaaradeed ama wakaaladeed mid ay ahayd aad u ma xasuustee. Beenta muu aqoon, dadkana wuxu ugu necbaa qofka been sheega.
Kusoo dhawow Mareegta Aqoonta iyo Kaydka Buugaagta

Maalintii uu qofnimo baxay ama la qofnimo saaray ee u horraysay waxa loo magacaabay jago wasaaradeed ama wakaaladeed mid ay ahayd aad u ma xasuustee. Beenta muu aqoon, dadkana wuxu ugu necbaa qofka been sheega.

Waxa uu ahaa qof dadnimo fiican leh, damiir iyo dhaqan wacanna Ilaahay ku manaystay. Masjidka kama baxo oo waaba halka qofka rabaa ugu hagaago intuu waqtiga hayo. Runta iyo daacadnimadu waa sifooyinkiisa,

Keli socoshadu haddii ay dadka dhibto, in dhawaydba anigu waan dheefsadaa, oo waxa igu da'a roob aan madaxa iyo maryaha qoyn, ee maanka iyo maskaxdaba dooja. Roobkaasi inta uu i hayo waxaan halis u ahay inaan hogag iyo haadaamo ku

Markii uu yaraa waxa lagu cabsiin jiray caws iyo biyo ku nool iyo faruuryo geeda laac baa ku cuni. Maanta waxa lagu cabsiiyaa boolis baan kuugu yeedhi, 911 iyo 112 baan garaaci haddaad guriga ka bixi weydo. Wuu ogyahay in
Shirkadda Omhassan bokförlag (iftiinka aqoontu waxa uu idiin soo bandhigayaa buugaag aad u qiimo badan oo noocyo badan iskugu jirta. Buugaagtaa waxa ka mid ah buugaagta waxbarashada, sheekooyinka, suugaanta, dhaqanka, cilmiga noocyadiisa kala duwan iyo suugaanta dhallaanka ama carruurta.