Buugga higgaadda iyo qorista

Buugga higgaadda iyo qorista

Märke: Omhassan bokförlag (iftiinka aqoonta)
ISBN : 978-0-9670274
Tillgänglighet: I lager
Antal:

Buugga higgaadda iyo qorista. Buuggan higgaadda iyo qorista waa buug waxbarasho oo loogu talo galay ardayda fasalka 1 aad gaar ahaan higgaad iyo qoris barashada. Buuggani waxa uu ka kooban yahay afar cutub oo kala sarreeya oo ardayga baraya higgaadda, kicinta, qorista iyo akhriska.

Skriv en recension

Ditt namn:


Din recension: OBS: HTML översätts inte!

Betyg: Dålig           Utmärkt

Ange koden i rutan nedan: